|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudi Isku Xilqaantay Dhexdhexaadinta Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo Ka Warbixiyay Kulan Ay La Yeesheen Madaxwaynaha!’
August 16, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Ganacstado iyo odoyaal kazoo jeeda beesha isaxaaq oo isku xil qaamay dhexdhexaana khilaafka cakiran ee udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ayaa ka warbixiyay kulan ay la yesheen madaxwaynaha sheegayna in dadkii ku dhintay mudo haraadkii mucaaridka sameeyeen iyo kuwii ku dhaawacmayba magtooda xukuumadu bixinayso. Sidoo kale gudidan ayaa sheegay in ay ku rajo wayn yihiin in ay damiyaan khilaafka labadan dhinac iyo mushkilado kale oo ka dhasha. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:“Nin Muqdisho Jooga Oo Xil Ka Haya Dawladda Ayaa Wax Kula Leh Ama Isku Hayb Tihiin, Dembi In Looga D... Marwo Faadumo Siciid Oo Sheegtay In Booqasho Ay Ku Tagi Lahayd Gabiley Laga Horjoogsaday iyo Jawaabt... Mushraxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro Oo Ku Sugan Suuqa Waaheen Oo Wali Gubanaya COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|