|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Itoobiya Oo Duqaymo Cusub ka Fulisay Magaalo Madaxda Gobolka Tigrey Ee Maqale
August 31, 2022 - Written by Editor:MAQALE(W,N)-Dagaalada udhexeeya dawlada itoobiya iyo ciidamada tigray ayaa hada dib ubilowday iyadoo dawlada itoobiya diyaarado ku duqaysay caasimada maqale halka ciidamada TPLF Ay qabsadeen gobolo cusub oo kamid ah gobolka axmaarada iyo canfarta. Iska horimaadyadan soo cusboonaaday ayaa burburiyay heshiis nabadeed oo socday muddo shan bilood ah, waxaana ay meesha ka saareen dadaalladii lagu doonayay in lagu soo afjaro colaadda labada sano ku dhow ee ka socotay waqooyiga dalka labaad ee ugu dadka badan Afrika. Related posts:Gudida Fulinta Ee Xisbiga Kulmiye Oo Goor Dhaw U Balansan Ansixinta Gudida Qaban Qaabada Shirweynaha... Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashey Agaasimaha Laanta Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Oo Yimid ... Halkan Ka Daawo-Safiirka Somaliland Iyo Somalia U Qaabilsan Dalka China Iyo Masuuliyiin Ka Tirsan X... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|