|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Prof Ibraahim Meecaad Oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Jsl Iyo Duulaano Qorshaysan Oo Lagu Soo Qaaday Qarannimada Somaliland.
August 27, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka khilaafka udhexeeya xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada, abaabulka shacabkii ku dhintay mudo haraadada Sidoo kale prof meecaad ayaa soo bandhigay duulaano lagu soo qaaday qadiyada Somaliland kuwaasi oo ay fulinayaan dad xisbiyada taageera kuna baahiyeen qoraalo ay wadamada Somaliland taageera ku socod siiyeen. Dhanka kale prof meecaad ayaa ka hadlay talo soo jeedintii gudida ganacsatada iyo qaabka ay ushaaciyeen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Jubaland Iyo Puntland Oo Qaadacay Shirkii Deyn-cafinta Somaliya Iyo Caqabada Ay Ku Keenayso Qorshihi... Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Prof Cali Khaliif Oo Kormeer Ku Tagay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wa... DAAWO; Gudoomiyaha Maxkamada Sare Jsl Oo Kormeer Kusoo Maray Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Burco. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|