|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo 34Qof Oo Itoobiyaan Ah Dib Ugu Celisay Dalkoodii!
July 29, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Haayada qaxoontiga Iyo Barakcayaasha qaranka ayaa maanta Dib ucelisay 34qof oo itoobiyaan Ah kuwaasi oo dalbaday in dib loogu celiyo dalkoodii. Haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka ayaa dib ucelinta muwaadiniinta itoobiya ah waxay iska kaashadeen haayada IOM. Agaasimaha Waaxda Magangalyo doonta ee haayada Qaxoontiga Rooble Ibrhaahim Ahmed ayaa ka hadlay celinta muwaadiniinta itoobiyaanka ah ee lagu celiyay dalkoodii. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:"Saleebaan- Gaal Malaha Wuxu u Baahan Yahay in La Xusuusiyo in (AHN) Cabdiraxmaan Axmed Cali iyo Cig... Maamulka Gobolka Maroodi Jeex Oo Sheegay In Ay Heleen Codad Sir Ah Oo Ka Dhanka Dugsiga Sare Ee Nuur... DAAWO:Marwadda Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina Waris Oo Saxaafadda Madaxa-Banaan Ka Dalbadatay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|