|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Indho Indho Oo Sheegay In Aanu Diinta Caayin, Balse Wariyaha Hooyadii Uu Caayay!
July 3, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho oo katirsan mudanayaasha golaha guurtida islamarkaana maalintii shalay baahiyay isagoo wariye aflagaadaynaya ayaa sheegay In aanu diinta caayin balse wariyaha oo si qasab ah wax uwaydiiyay uu caayay hooyadii Sidoo kale xildhibaan indho indho oo ka jawaabayay dacwad uu saxafigani uga gudbiyay maxkamada islamarkaana ku eedaynayay in uu diinta aflagaadeeyay ayaa ku hanjabay in uu hadii wariyahan oo ka hawlgala tvga bulsho uu jooji waayo hadalada uu xildhibaanka ku durayo uu isna gacan kaga jawaabi doono. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Deegaanka Goroyo Cawl Loogu Sameeyay A... Gudoomiyaha Xidigaha Geeska Oo Hargaysa Ku Soo Dhaweeyay Fanaaniinta Hodan Cabdiraxmaan Iyo Yurub Ge... DAAWO;-Warbixin Laga Diyaariyay Dhaam Biyood Xukuumadu Ka Qodaysay Deegaanka Fiqi Fuliye Oo La Musuq... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|