|
|||||
WAJAALE NEWS
Xil. Maxamed Abiib Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwayne Biixi, Sheegayna In Bulshadu Tabi Doonto Kaalintii Run Sheegnimada Ahayd Ee Sh, Aadansiiro!
July 16, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan maxamed abiib oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada jsl ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo sharci jabinta madaxwayne biixi Sidoo kale xildhibaan maxamed Abiib ayaa ka hadlay geerida sheikh aadansiiro oo uu sheegay in bulshada Somaliland siwayn utabi doono,caawintii danyarta,uhadalkii bulshada tabaalaysan iyo dhamaan sifooyinkii ugaarka oo uu sheegay in aan la helaynin shacabkuna uu tabi doono, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Siyaasi Duur Oo Ka Hadlay Isbadalka Geeska Africa Ka Socda Iyo Dhibta Ay Somalida Ku Hayso Q... Daawo:Xildhibaan Qabile Oo Ku Eedeeyay Burburka Ucid Xisbiga Kulmiye Shaaciyayna In Uu Ku Biirayo XI... ”Qoraalka Warbaahinta Wareegayaa Ee Uu Ku Jiro Magacayga, Waxaan Caddeynayaa In Aanu Aniga Ahayn” Ca... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|