|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaa Jira Bilays Gaara Oo Ku Dhex Jira Ciidanka Booliska, Oo Telefoon Lagu Amro”Siyaasi Cali Guray.
July 29, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “CalI Guray” oo ah gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Halgan kana mid ah dadka ka faalooda siyaasada Somaliland ayaa waraysi lala yeeshay kaga hadlay muranka doorasho ee dalka ka taagan isagoo sheegay in aanay wax doorasho ahi Somaliland ka qabsoomay horena dalka uga dhici doorasho aan lagu heshiish ahayn. Dhanka kale siyaasi cali guray ayaa sheegay in ay jiraan ciidanka gaar ah oo ku dhex jira ciidanka bilayska telefoonk gaar ahna lagu amro. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Muxaafidka ah Oo Ka Hadlay Sababta ay usoo Xaadiri Waayeen K... Komishanka Tamarta Oo Kulan La Qaatay Maamulka Shirkada Laydhka Magaalada Berbera Oo Mudooyinkii Ud... "Madaxwayne Qado Aad Odayaal U Sameysay Ma Xalinayso Tabashada Beelaha"..Siyaasi Cabdilaahi Geeljire COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|