Wargays Kasoo Baxa Dalka Faransiiska Oo Warbixin Cajiib Ah Ka Qoray Somaliland! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wargays Kasoo Baxa Dalka Faransiiska Oo Warbixin Cajiib Ah Ka Qoray Somaliland!
July 11, 2022 - Written by Editor:

PARIS(W,N)-Wargays kazoo baxa dalka faransiiska oo dhawaan ka qaybgalay xus loo sameeyay askartii ku geeriyootay dagaalkii labaad ee aduun islamarkaana kazoo jeeday kana tagay dhulka Somaliland.

Wargayskan ayaa dawlada faransiiska ugu baaqay in ay taageerto Somaliland iyagoo boga hore ee wargayska ku baahiyay muuqaalo calanka Somaliland iyo badkeeda ah.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS