Ugaaska Guud Ee BeelahaCiise Oo Ka Hadlay Dagaalada Udhexeeya Somalida Iyo Canfarta Ee Gudaha Itoobiya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ugaaska Guud Ee BeelahaCiise Oo Ka Hadlay Dagaalada Udhexeeya Somalida Iyo Canfarta Ee Gudaha Itoobiya.
July 26, 2022 - Written by Editor:

SITI(W,N)-Ugaaska Guud ee beelaha ciise ayaa ka hadlay duulaanka qoomiyada canfartu ku hayso dadka somalida ee gobolka siti ee dalka itoobiya oo uu sheegay in ay doonayaa sidii ay uqabsan lahaayeen ilaa Diridhaba

Sidoo kale Ugaaska Beelaha Ciise ayaa shacabka somalida ugu baaqay in ay midnimo iyo wada jir yeesheen.

 

COMMENTS
LINKS