|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cabdiqaadir Jirde Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Madaxwanyne Biixi,Sheegayna In Wasiir Kaahin Usacabo Tumayo Dagaal Sokeeye.
July 21, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cabdiqaadir jirde ismaaciil oo kamid ah madaxda sare sare ee xisbiga waddani ayaa si cilmiyay uga hadlay wadahaladii udhexeeyay mucaaridka iyo xukuumada iyo sobobtay in ay burburaan wakhtigii gudida dhex dhexaadin laga sugayay in ay go,aan kazoo saarto muranka labada dhinac. Sidoo kale siyaasi cabdiqaadir jirde ayaa sheegay in madaxwayne biixi is yeelyeelayo islamarkaana aad moodo in uu caruur usheekaynayo Dhanka kale siyaasi cabdiqaadir jirde ayaa wasiirka arimaha gudaha jsl maxamed kaahin ku eedeeyay in uu usacabo tumayo dagaal sokeeye iyo kala kaxaynta shacabka. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:DAAWO;-Marwada Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Cigaal Oo Sheegtay In Dhulka Ay Degan Tahay Ku Haystaan Qoy... DAAWO ; Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Iyo Raysal wasaaraha Etoobiya Oo Si wada Jira Xadhiga Uga Jaray ... Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Maqaaxida Baraadka Ee Berbera Kala Shaaheeyey Boqolaal Ka Mid ah D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|