|
|||||
WAJAALE NEWS
Shacabka Reer Gabiley Oo Taageeray Hadalkii Musharax Cirro, Madaxwayne Biixna Ugu Baaqay In Uu Doorashada Qabto!
July 30, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah dhalinyarada iyo Haweenka magaalada Gabiley ayaa taageeray hadalkii musharaxaha madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro kuwaasi oo xukuumada madaxwayne biixi ugu baaqay in uu doorashada madaxtooyada wakhtigeedii ku qabto, Sidoo kale haweenka iyo dhalinyarada ayaa madaxwayne biixi usheegay hadii uu doorashada ku qaban waayo wakhtigeeda in aanay wixii dhaca kula jirin madaxwaynaha maadama markii hore reer gabiley doorteen codkana siiyeen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Siyaasi Somaliland Oo Ganafka Ku Dhufatey Xilka Qaadista Gudoomiyaha Barlamanka Puntland Fariina U D... Xukuumadda Oo Ciiddamo Dhoobtay Xarunta Darbi-jiifka Ee Maxamed Mooge Iyo Agaasimihii Xaruntaas Oo W... DAAWO;-Banaan Baxyo Gilgilay Magaalada Muqdisho Iyo Xukuumada farmaajo Oo Xabad Nool U Adeegsatay. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|