|
|||||
WAJAALE NEWS
Masuuliyiintii Xisbiyada Mucaaridka Ee Ku Xidhaa Jeelka Madheera Oo Goordhawayd Lasii Daayay
July 5, 2022 - Written by Editor:MADHEERA(W,N)-Masuuliyiintii xisbiyada mucaaridka eek u xidhnaa jeelka madheera 26cisho ayaa goor dhawayd lasoo daayay kadib markii gudida madaxdhaqameedka iyo waxgaradka ka koobnayd ee isku xil qaantay xalinka khilaafka mucaaridka iyo xukuumada oo iyagu maanta la kulmay madaxwayne biixi kaasi oo qodobadii kazoo baxay kulanka uu ku jiray siidaynta masuuliyiinta mucaaridka ee xidhan. Waxaana xubnaha jeelka madheera kazoo galbiyay gudida dhexdhexaadka khilaafka ,masuuliyiin katirsan hogaanka xisbiyadii ay katirsanaayeen ee waddani iyo Ucid.
Related posts:R Wajaale:-Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Shirkada Socdaalka Ee SAHAL TRANSPO... Safiirkii Hore Ee Maraykanka UJoogay Muqdisho Oo Somaliland USoo Jeediyey Talooyin U Sahlaya In Qara... Dawlada Itoobiya Oo Shaacisay In Ay Dib Ufurtay Xadka Udhexeeya Somaliland Oo La Xidhay Wakhtigii Xa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|