“Magaalada Hargaysa Waxaynu Ku Dhisanaynaa, Cashuurteena Taasi Baana Ah, Wax Lagu Faano”Maayarka Mooge. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Magaalada Hargaysa Waxaynu Ku Dhisanaynaa, Cashuurteena Taasi Baana Ah, Wax Lagu Faano”Maayarka Mooge.
July 23, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa oo ka qaybbgalay bandhiga buugaagta caalamiga ah oo maanta laga daahfuray xarunta dhaqanka hargaysa ayaa soo dhaweeyay wufuuda kazoo qaybgashay ee ka kala socota dalalka caalamka

Sidoo kale maayarka cabdikariim axmed mooge ayaa ka hadlay hiigsiga Somaliland ee dhinaca horumarka Oo uu sheegay in aynu ku dhisanayno caasimada hargaysa cashuurteena taasi oo ku tilmaamay wax lagu faano.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS