|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Iyo Madaxda Xisbiyada Mucaaridka Oo Markale Kulan Ku Yeeshay Qasriga Madaxtooyada!
July 12, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Kulankii labaad ee madaxwaynaha jsl iyo hogaamiyayaasha xisbiyada mucaaridka ee waddani iyo Ucid ayaa maanta ka qabsoomay qasriga madaxtooyada. Kulankan ayaa waxaa goob joog ka ahaa gudoomiyaha golaha guurtida oo isagu lahaa isku soo dhawaynta xukuumada iyo mucaaridka horena isku soo horfadhiiyay Dhanka kale kulankan ayaa lagaga wada hadlay khilaaf udhexeeya labada dhinac ee qobsoomida doorashada madaxtooyada iyo ka ururada siyaasada kulan danbe ayaa loo balamay in maalinta bari ay iskugu soo noqdaan.
Related posts:Yuusuf Garaad oo Ka Waramay Xaalado Badan oo Ay Isla Soo Mareen Marxuum Dr. Maxamed Rashiid Sheeh Xa... DAAWO;-Wasiir Ka Tirsanaa Xukuumadii Axmed Siilaanyo Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Wada-hadal Khadka Tel... DAAWO; Taliyiihi Inqilaabka Sudan Oo Is Casilay Iyo General Cusub Oo La Wareegay + Xalaada Oo Wali K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|