|
|||||
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Gabiley Oo Daahfuray Shirka Dib Uhabaynta Tacriifadaha Gobolka!
July 12, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Maamulka gobolka gabiley iyo ka degmada ayaa maanta daahfuray shirwaynaha dib uhabaynta tacriifadaha kala duwan ee gobolka gabiley kaasi oo ay kasoo qaybgaleen gudoomiyayaasha degmooyinka gobolka. Waxaana ugu horay ka warbixiyay ujeedada shirka iyo waxyaabaha loo baahan yahay in diirada lagu saarayo maayarka magaalada gabiley maxamed amiin cumar cabdi. Sidoo kale waxaa shirka dib uhabaynta tacriifadaha ka qaarkamid ah xildhibaanada golaha deegaanka oo iyagu soo diyaariyay shirkan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Hargaysa Oo Laga Xusay Maalinta Carruurta Adduunka Iyo Wasiirka Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulsha... Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Lagu Soo Dhaweeyay Caasimada Hargaysa, Kuna Hanjabay In Aanay Dalka ka D... R-Wajaale:-halkan ka dhagayso barnaamij ku saabsan u diyaar garowga ciida iyo sida loogu mashquulsan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|