Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Waabari Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Waabari Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabiley.
July 3, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka cusub ee waabari cabdirasaaq ataash iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta socdaal ku tagay magaalo madaxda gobolka gabiley ee gabiley

Waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay madax dhaqameed iyo dhalinyaro haween

Sidoo kale gudoomiye ataash ayaabalan qaaday hadii ururkiisu so baxo in aan mardanbe lagu wada hadli doonin gobolnimada gabiley.

 

 

COMMENTS
LINKS