Dawlada Jabuuti Oo Ka Warbixisay Qadarka Qaadhaan Lacageed Ee Ay Soo Gaadhsiiyeen Gudida Gurmada Suuqa Waaheen.
July 18, 2022 - Written by Editor:
Jabuuti(W,N)-Safiirka jabuuti ufadhiya Somaliland iyo masuul katirsan rugta ganacsiga dalka jabuuti ayaa faah faahin ka bixiyay qadarka qaadhaanka lacageed ee ay soo gaadhsiiyeen Xukuumada Somaliland iyo Gudida gurmada masiibadii suuqa waaheen ee caasimada hargaysa.