“Dadka Ilaawa Taariikhdii Ay Soo Mareen, Waxay Marka Danbe Noqdaan Uun, Kuwa Ku Cel Celiya Khaladkii Ay Sameeyeen” Prof Axmed I. Samater. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Dadka Ilaawa Taariikhdii Ay Soo Mareen, Waxay Marka Danbe Noqdaan Uun, Kuwa Ku Cel Celiya Khaladkii Ay Sameeyeen” Prof Axmed I. Samater.
July 29, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Prof Axmed Ismaaciil Samater oo ka qaybgalay bandhiga buuga dhimbiishii halganka oo caawa lagu qabtay magaalada hargaysa ayaa hadlay nuxurka taariikhda uu xanbaarsan yahay buugani iyo sida ah muhiimka utahay bulshada reer somaliland in ay akhriyaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS