DAAWO;-Magaalada Wajaale Iyo Sidii Looga Oogay Salaada Ciidul Adxa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Magaalada Wajaale Iyo Sidii Looga Oogay Salaada Ciidul Adxa!
July 9, 2022 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Kumanaan kamid ah shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ayaa saaka salaadii ciidul adxaha ku tukadeen garoonka magaalada wajaale halkaasi oo shacabka looga jeediyay hadalo la xidhiidha munaasibada ciidul adxa,

Sidoo kale masuuliyiinta degmada wajaale ,culimo awdiin ayaa shacabka kala qaybgalay tukashada salaada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS