|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaano Sheegay In Loo Diiday In Ay Booqdaan Waxna Loo Geeyo Masuuliyiintii Xisbiyada Mucaaridka Ee Ku Xidhnaa Saldhiga Dhexe.
June 9, 2022 - Written by Editor:“Waxaan Leeyahay Xadhiga Cukuse Iyo Xamarje Xal Maaha, In Ay Kasii Darto Mooyee”Xil Siciid Cudhay. HARGAYSA(W,N)-Xildhibaano katirsan golayaasha wakiilada iyo deegaanka somaliland ayaa sheegay in masuuliyiintii xisbiyada mucaaridka loo diiday iyaga booqday islamarkaana loo diiday eheladoodii in ay ugeeyaan cunto iyo gogal. Sidoo kale xildhibaanada ayaa sheegay hadii masuuliyiinta xoriyadooda loosoo celin waaya in wixii ka dhaca xukuumadu masuul ka tahay, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Madax-dhaqameedka Xaafada Daami Oo Soo Dhaweeyay Magacaabista Gudoomiyaha Waxbarashada G. Mar... Buuhoodle: Dabley Hubaysan Oo Xalay Saq Dhexe Weerar Kusoo Qaaday Hudheel Uu Dagan Yahay Horjooge Ca... DAAWO;Musharaxa Madaxwaynaha Ee Ucid Jamal Cali Xuseen Oo La Kulmay Wasarada Arimaha Dibada Uk COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|