Xildhibaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Baarlamaanka Ingiriiska U Sharraxay Qadiyadda Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Baarlamaanka Ingiriiska U Sharraxay Qadiyadda Somaliland.
June 30, 2022 - Written by Editor:

LONDON(W,N)-Xildhibaan xasan dhuxul laabsaalax oo kamid mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland oo safar ku jooga dalka ingiriiska ayaa kulan uu la qaatay xildhibaanka udooda qadiyada Somaliland ee baarlamaanka Uk wuxuu sharaxaad ka siiyay qadiyada Somaliland isagoo luuqada ingiriiska ku hadlaya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS