|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Maxamed Abiib Oo ka Hadlay Xaalada Sixir Bararka Ee Dalka Iyo Eedaha Raqiiska ah Ee Xukuumadu Ujeediso Cidii Doorashada Kala Hadasha.
June 4, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan maxamed abiib oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada ee badi uhadla shacabka ayaa ka hadlay kor ukaca qiimaha laydhka, arimaha doorashada iyo eedaha xukuumadu ujeediso marka lagu yidhaa doorashada qabo. Sidoo kale xildhibaan maxamed abiib ayaa ka hadlay 20guuradii xisbiga kulmiye oo uu sheegay in ay ahayd mid xisbiyada mucaaridka iyo madaxwaynihii hore ee Somaliland lagu aflagaadaynayay basle uu daahir riyaale si wacan ugu jawaabay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Madaxa Sirdoonka Qaranka Maraykanka Oo Beeniyay In Laantoodu Basaasto Dadka Isticmaala Google Iyo Ya... DAAWO;Wasiirka Duulista Hawada Oo Dhagax Dhigay Dhisme Dab-damis Oo Laga Hirgalinayo Madaarka Wasiirka Warshadaha Somaliland Oo Qayb Laxaadle ka Qaatay Qaadhan Ururintii Abaaraha Ka Taagan Gobol... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|