|
|||||
WAJAALE NEWS
Wax Ka Ogow; 7Xubnood Ee Loo Soo Magacaabay Komishanka Doorashooyinka Jsl Iyo Tirada Xisbiga Kulmiye Katirsan!
June 11, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha somaliland ayaa maanta golaha wakiilada usoo gudbiyay komishanka cusub ee somaliland kuwaasi oo ay soo kala xuleen golaha guurtida 2xubnood madaxaynaha iyo xisbigiisa 3xubnood laba xubnood oo ay soo xuleen xisbiyada waddani iyo ucid. Hadaba maxaad kala socotaa xogta 7xubnood iyo tirada masuuliyiinta xilka ka haya xukuumada kana tirsan xisbiga kulmiye, HALKAN KAGA BOGOWARBIXIN KA HADLAYSA XUBNAHA CUSUB EE KOMISHANKA DOORASHOOYINKA SOMALILAND; Related posts:Daawo Suldaan Maxamed Xirsi Qani Oo Ka Hadlay Arimaha Golaha Wakiilada, iyo Haamaha Kaydka Shidaalka Daawo Muuqaal; Fadhigii Khamiista Ee Golaha wasiirada Somaliland Oo Lagu Ansixiyay Siyaasadda Horuma... Halkan Ka Daawo Xaaska Wasiir Ku Xigeenkii Hore Ee Ammniga Oo Si Adag Uga Hadashay Weerar Xalay RRU-... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|