|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arrimaha Dibedda Jsl Oo Ka Qayb galay Kulan Lagaga Hadlayay Iskaashiga Ganacsi Ee Somaliland Iyo Finland.
June 14, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland ayaa ka qaybgalay kulan lagaga hadlayay iskaashiga ganacsi ee Somaliland iyo maalgashadayaasha dalka Finland waxaa halkaasi ugu horay ka hadashay wakiilka Somaliland ufadhida Somaliland saamiya muuse.
Sidoo kale wasiirka arimaha Dibada jsl Dr ciise Kayd ayaa ka hadlay muhuumada uu shirkani uleeyahay Somaliland iyo xidhiidhka dalka finland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Shirka Falanqaynta Qabyo-qoraalka Siyaasada Qaran Ee Maalgaashiga Somaliland oo Hargeysa Ka Furmay Daawo Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Iyo Tiro Wasiiro Ah Oo Kulan Kula Qaatay Markab Dagaal Dushi... Dhalinyaro Badan Oo Reer Somaliland Ah Oo Tahriibay Oo La Laayahay Meel Ay Jaan Iyo Cidhib Dhigeen ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|