Wasaarada Dastuurka Iyo Xidhiidhka Golayaasha Jsl Oo Tababar Barashada Waddaniyada Ah Ufurtay Dhalinyarada Gobolka Gabiley! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasaarada Dastuurka Iyo Xidhiidhka Golayaasha Jsl Oo Tababar Barashada Waddaniyada Ah Ufurtay Dhalinyarada Gobolka Gabiley!
June 6, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Wasiirka wasaarada dastuurka iyo xidhiidhka golayaasha qaranka ayaa tababar ku saabsan barashada waddaniyada ufuray dhalinyarada gobolka gabiley kaasi oo ka dhacay maktabada qaranka gabiley

waxaana furitaanka barashada kazoo qaybgalay maamulka  gobolka ka degmada gabiley.

COMMENTS
LINKS