|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Magaalo Xuduudeedka Wajaale Ku Qaabiley Wafti Saraakiil Ciidanka Oo Ka Socday Dawlada Itoobiya.
June 20, 2022 - Written by Editor:WAJAALE(W,N)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Ayaa Magaalo Xuduudeedka Wajaale ku Qaabiley Wafti Uu Hogaaminayo Komishanneerka Ciidanka Booliska Dawlada Fadaraalka Itoobiya oo ay weheliyaan saraakiil katirsan ciidamada dawlad deegaanka somalida. Sidoo Kale Hogaanka ciidamada Somaliland iyo Itoobiya ayaa kulan ku Yeeshay Magaalada Wajaale Dhinaca Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo :- Wasiirka Howlaha Guud Ee Somaliland Oo Dalka Ku Soo Noqday Kana Hadlay Arrimo Badan Iyo Wax... Halkan ka Daawo: Barnaamij Dood ah oo lagu falan qaynayay Golaha Madaxa Bannaan ee Wada tashiga iyio... DAAWO;-Siyaasi Cali Dhagoole Oo Madaxwayne Biixi Raalin Galin Ka Siiyay Hadal Uu Ku Duray Xildhibaan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|