|
|||||
WAJAALE NEWS
Sedexdii Xubnood Ee Udanbeeyay Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Iscasilay!
June 4, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Sedexdii xubnood ee ugu dambeeyay guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta iscasilaadooda u gudbiyay madaxweyne Biixi, sida ay ii xaqiijiyeen Illo-xogogaal ah. Xubnahan oo kala ah Cabdiraxmaan Maxamed Ismaaciil Dixood, Kaltuun Sheekh Xasan iyo Cabdixakiim Siciid Dalmar. Saddex xubnood ayaa hore isaga casilay guddida halka xubinta xisbiga UCID-na aan weli Baarlamaanku ansixin. Tani waxay la macno tahay in dhammaan guddidii Doorashadu meesha ka baxay. Related posts:DAAWO; Muuqaalka Aas Qaran Oo Maanta Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Jaamac Nuur Xasan. DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Maxruum Oday Maxamuud Aadan Dhari Oo Kamid Aha... “Madaxwayne Muuse Ka Yeeli Mayno Inuu Baabiiyo Tacabkii Madaxwaynayaashii Ka Horeeyay"Jaamac Shabeel... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|