|
|||||
WAJAALE NEWS
Muj Juuqda Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka, Sheegay In Madaxwayne Biixi Dayacay ay Halgamayaashii SNM Ay Udhaami Doonaan Siyaasiyiinta Finland Ka Yimid.
June 24, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Mujaahid Maxamuud Cabdi Cabdilaahi (Juuqda) Oo kamid ahaa halgamayaashii snm ayaa ka hadlay xaalada uu dalku marayo iyo sida halgankii dalkan lagu xoreeyay loogu dheel dheelayo iyo kuwa uhaysta in loo halgamay in dal lagu xukumo ama dad lagu guulaysto Sidoo kale muj juuqda ayaa sheegay in madaxwayne biixi uloobay dadkii lasoo halgamay islamarkaana laga yaabo in dadkii soo halgamay ay udhaamaan nimankaa ay layidhaa finland ayay ka yimaadeen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Deegaamada Barriga Somaliland Oo Faraha Xukuumada Ka Siibtay, Loolanka Doorashada Puntland Oo Xadka ... Dood Adag Oo Ka Dhalatay Sawir Uu Leeyahay Madaxweyne Cigaal Oo Ay Baahisay Safaaradda Dawladda Mar... DAAWO;Zaadka iyo Edahab Waxay Suuqa ka Sareen Shilinkii S-land Markaa Waa Dalku Inuu Burburo.; Gudoo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|