Masuuliyiinta Katirsan Haayada Qaxoontiga Iyo Baracayaasha Iyo Saraakiil Ka Socda UNHCR Oo Kormeer Ku Tagay Magaalo Xuduudeedka Tog Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Katirsan Haayada Qaxoontiga Iyo Baracayaasha Iyo Saraakiil Ka Socda UNHCR Oo Kormeer Ku Tagay Magaalo Xuduudeedka Tog Wajaale.
June 3, 2022 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Masuuliyiin ka socda hay’adda qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka oo ay weheliyaan saraakiil ka socday ciidanka socdaalka iyo hay’adda UNHCR ayaa waxa ay kormeer xaqiiqo raadisa ku tageen dagmado xuduudeedka  wajaale .

safarkan oo ujeedadiisu ahayd sidii xog dhaba looga heli lahaa dadka qaxoontiga iyo magangalyo doonka ah ee soo marra ama hada ku sugan dagmada wajaale  taasi oo ay warbixin kala qaateen taliyaha waaxda ciidanka socdaala ee degmada wajaale.

geesta kale waxay soo kormeereen dhismayaal xafiisyo ah oo ay hay’adda UNHCR u dhisayso ciidanka socdaalka iyo hay’adda qaxoontiga iyo barakacayaasha,

COMMENTS
LINKS