|
|||||
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Iyo Siyaasi Warancade Oo Ka Hadlay Dhex Dhexaadin Ay Ka Wadaan Xisbiyada Mucaaridka Iyo Madaxwaynaha.
June 19, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa iyo siyaasi Cali Maxamed warancade ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka khilaafka udhexeeya xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada Sidoo kale maayarka mooge iyo warancade ayaa sheegay in lasii wadi doono wadahaladii udhexeeyay madaxwayne biixi iyo hogaanka xisbiyada mucaaridka ee waddani iyo Ucid, Dhanka kale masuuliyiintan ayaa ka hadlay cida sugaysa amaanka gudoomiyayaasha xisbiga mucaaridka iyo hadal haynta guriga musharax cirro. Related posts:Xubnihii Laga Caydhiyay Xisbiga Kulmiye oo Hargeysa Kaga Dhawaaqay Garabka Badbaadinta Dimuqraadiyad... Murrashax Cirro Oo Ka Hadlay Isu Soo Baxyadii Ay Taagerayasha Waddani Ka Sameyen Gobolada Iyo Degmoo... Gudoomiyaha Cusub Ee Xisbiga Kulmiye Oo Magaalada Burco Kulan Kula Yeeshay Waxgaradka Beeshiisa. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|