” Khadar Laangaadhow Boolis-nimada Waxa Kuu Dheer Qabyaalad , Gabadhaas Aad laaga la dhacdayna Waxay La Dhalatay Rag.” Gudoomiye Faysal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
” Khadar Laangaadhow Boolis-nimada Waxa Kuu Dheer Qabyaalad , Gabadhaas Aad laaga la dhacdayna Waxay La Dhalatay Rag.” Gudoomiye Faysal.
June 9, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa ka hadlay sidii ciidamada boolisku ula dhaqmeen dadkii banana baxayay iyo masuuliyiintii xisbiyada ee horkacaya

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa si gaara ula hadlay askari ciidanka birmidka katirsan oo si arxandaro ah udilay gabadh.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS