Gudoomiyaha Komishanka Xuquuqal Iinsaanka Qaranka Oo Ka Hadlay Sida Ay Ganacsatadu Ugu Tacadiyaan Shaqaalaha Ushaqeeya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Komishanka Xuquuqal Iinsaanka Qaranka Oo Ka Hadlay Sida Ay Ganacsatadu Ugu Tacadiyaan Shaqaalaha Ushaqeeya!
June 29, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha komishanka xuquuqal iisaanka Qaranka somaliland ayaa ka hadlay tacadiyadii ka dalka ka dhacay

Sidoo kale gudoomiyaha komishanka xuquuqal iisaanka qaranka maxamed baaruud ayaa sheegay in ganacsatadu ay yihiin kuwa ugu dulmiga iyo tacadiga badan ee shaqaalaha ushaqeeya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS