|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidanka Nabad Galyada Jsl Oo War Ka Soo Saaray Shilkii Shalay Ka Dhacay Meel U Dhaw Guriga Gudoomiyaha xisbiga Waddani.
June 12, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Ciidanka nabadgalyada wadooyinka Somaliland ayaa war kasoosaaray shil maalintii shalayka dhacay amaba gaadhi uu ku galay dayrka guriga gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan kaasi oo gudoomiyaha xisbiga wadani uu ku sheegay in uu shilkani ahaa mid utalo gal ah oo shirqool loogu maleegayay. Ciidanka nabadgalyada ayaa sida ay sheegeen baadhitaan ay sameeyeen kadib war kazoo saaray shilkan sidii uu udhacay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Somaliland Oo Ka Qayb-gashay Shir Arimaha Caafimaadka lagaga Hadlay Oo Kulmiyey 29 Dal Qaarada Afrik... Muran Ka Taagan Xuquuqda Sawir uu Daanyeer Gacantiisa Iskaga Qaadey Iyo Sawir-qaade Slater iyo Wiki... Daawo:Muj.Xasan Guure Jaamac Oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka,Saluugna Ka Muujiyay Xukuuma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|