Cabdirashiid Riyo Raac Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Sobobta Uu Iskaga Casilay Komishanka Doorashooyinka Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Cabdirashiid Riyo Raac Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Sobobta Uu Iskaga Casilay Komishanka Doorashooyinka Somaliland
June 1, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyihii Hore ee komishanka doorashooyinka cabdirashiid riyo raac ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta uu iskaga casilay xubinnimadii gudida doorashooyinka Somaliland

Sidoo kale cabdirashiid riyo raac ayaa iscasiladiisa ku sobobeeyay in ay ka danbeeyeen laba xubnood ee xisbiyada mucaaridka ugu jira komishanka

Dhanka kale riyo raac ayaa sheegay in aanu iscasiladiisa door ku lahayn madaxwaynaha Somaliland oo la xidhiidhinayay in uu ka danbeeyay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

 

 

COMMENTS
LINKS