|
|||||
WAJAALE NEWS
Xasan Sheekh Maxamuud Oo Ku Guulaystay Doorashada Madaxwanaha Somaliya.
May 15, 2022 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N)-Xasan sheekh maxamuud ayaa ku guulaystay in loo doorto madaxwaynaha cusub ee somaliya kadib markii uu wareegii sedexaad ee doorashada kaga adkaaday madaxwaynihii hore ee somaliya farmaajo oo uu kaga badiyay codad badan. Xasan sheekh maxamuud ayaa helay 214cod halka uu farmaajo ka helay 11o cod Gudoomiyaha maxkamada sare ayaa goobta ku dhaariyay madaxwayne xasan sheekh oo shan sano ka hor uu kursiga kala wareegay farmaajo oo isna caawa ka guulaystay; Related posts:“Xaaji Maxamed Siciid Oo Maanta Aad U kaftamayna, Aad Iyo Aad Ayaan Ugu Faraxsanahay, Taasina Waa N... “Madaxwaynuhu Nagama Xishoon, Qarankana Kamuu Xishoon, Waana Axmaq Aan Damiir Lahayn, Maxamed Kaahin... DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Si Kulul Uga Jawaabay Hadal Xanaf Leh Oo Wasiir Cabdilaahi Abokor Ku Weerar... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|