|
|||||
WAJAALE NEWS
“Siyaasada Waxaa Soo Gala Qof Doonaya In Uu Tijaar Noqdo, Meeshuna Ganacsi Maaha”Garyaqaan Guuleed Dafac.
May 7, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan Guuleed Dafac oo kamid ah dhalinyarada reer somaliland ee aqoonta uleh sharciga ayaa ka hadlay dadka xiligan somaliland siyaasada kusoo biira oo usoo gala in ay tijaar noqdaan. Sidoo kale garyaqaan guuleed ayaa dadka doonaya in ay taajir noqdaan in aanay soo gali siyaasada islamarkaana aan loo baahnayn dad noocaas ahi inay siyaasada galaan isagoo usoo jeediyay in ay tukaan furtaan. Dhanka kale garyaqaan guuleed ayaa ka sheekeeyay hogaamintii marxuum cigaal iyo waxyaabaha laga baran karo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Taariiikh Nololeedkii Muwaadinkii Sameeyey Qaabka Darada Ciidamada Somaliland, Mujaahid Maxamed C/la... “Maanta Waad Ogtihiin Dalka Colaadbaa Ka Jirta, Saxaafada Somaliland Masuuliyad Wayn Ayaa Ka Saaran ... Dawlada Ingiriiska Oo Hakisay Taageeradii Dhaqaale Ee Ay Siin Jirtay Ciidamada Booliska Somaliland! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|