|
|||||
WAJAALE NEWS
Sheekh Almis Oo Runta Ka Sheegay Xaalada Dhabta Ee Ay Ku Sugan Tahay Somaliland Iyo Madaxwane Biixi Oo Ka Markhaati Kacay!
May 2, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA-(W,N)-Sheekh Almis Imaam Yaxye Xaaji Ibraahim oo Khudbad ka jeediyay masaajid ibraahim dheere salaadii ciidul Fidriga ayaa ka hadlay xaqiiqda dhabta ah ee Somaliland ku sugan tahay khatarta ay qaranka ku keeni karto wax soo saar la,aanta dhinaca beeraha ee mid basaha ilaa qalabka difaaca dalka dibada inooga imanayo xili uu madaxwaynaha Somaliland madasha ku sugnaa kaasi oo ka markhaati kacay in ay jirto arintaasi.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA SHEEKH ALMIS OO ARIMAHASI KA HADLAYA; Related posts:Maamulka Dugsiga Sare Ee Cigaal Oo Hambalyo Udiray Ardayda Dugsiga Oo Guul Taakhiiriya Kasoo Hoyyay ... Wafti Ka Socday Wadamada Midawga Yurub Oo Maanta Soo Gaadhay Magaalada Hargeysa Kulan Muhiim Ahna La... Guddiga saddex Geesoodka ah ee ay ku heshiiyeen Somalia iyo Somaliland oo Turkigu Markhaati u yahay+... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|