|
|||||
WAJAALE NEWS
Musharax Cabdiraxmaan Cirro Oo Eedo Culus Ujeediya Xukuumada, Kuna Hanjabay In Aanu Madaxwayne u Aqoonsanayn Hadii Doorashada Lagu Qaban Waayo 13nov.
May 10, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbig waddani cabdiraxmaan cirro o goordhwayn warbaahinta la hadlay ayaa ka jawaab hadalo maalintii shalay kazoo yeedhay madaxwayne biixi isagoo sheegay in dalkii qaaday jidkii kalistalisnimada Sidoo kale musharax cirro ayaa sheegay hadii madaxwayne bixi doorashada ku qaban waayo 13nov 2022 in aanu u aqoonsanayn madaxwayne isago iyo xukuumadiisaba. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Si Adag Ula Hadlay Cullimada Dalka Kuna Dooday In la Ansixiyo X... Taliyihii Hore Ee Ciidanka Qaranka Muj Jidhif Oo Cambaareeyay Xadhiga Lagula Kacay Ganacsade Cumar C... Madaxweynaha Dawlad Degaanka Ethiopia Oo Maraykanka Lagu Soo Dhaweeyay iyo Shuruud Adag Oo Uu Ku Xid... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|