|
|||||
WAJAALE NEWS
“Mudane Madaxwayne Doorashada Iyo Nabad Galyada Dalku Aday Ku Saaran Tahay, Ee Dalka Waxaad Kaga Tagtaa Wax Sidaa Axmed Siilaanyo Gurigaaga lagugu Soo Siyaarto”Siyaasi Duur.
May 22, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Maxamed Nuur caraale Duur ayaa Talooyin dhaxal gal ah usoo jeediyay madaxwaynaha Somaliland muuse biixi oo uu usoo jeediyay umada kaga tago wax lagu xusuusto si bari gurigiisa loogu soo siyaarto sida axmed siilaanyo. Sidoo kale Siyaasi Duur ayaa sheegay in madaxwaynaha saran tahay masuuliyada doorashada deganaanta dalka HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Xukuumadda Somaliland Oo Dalka Ka Hor Istaagtay, Kana Saaraysa Dublamaasiyiin Iyo Hay’addo Ay Ku Eed... Maamulka Dawlda Hoose Ee Gabiley Oo Dhagax Dhigay Afar Garoon Ciyaareed Loo Samaynayo Dugsiyada Wa... Dab Shalay Galab Ka Kacay Madaarka Hargeisa Iyo Wasiirka Wasaaradaasi Oo Waxqabadkiisii Ku Koobay In... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|