|
|||||
WAJAALE NEWS
Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Saaka La Horkeenay Wariyayaashii Xidhnaa Iyo Eedaha Loo Haysto,
May 9, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maxkamada gobolka maroodi jeex ayaa saaka la horkeenay sedex saxafi oo mudo sedex week ka badan ku xidhan jeelka hargaysa Wariyayaasha oo kala ah gudoomiyaha tvga MMTV Maxamed cabdi sheikh Ilig Wariye cabdijibaar oo katitsan horncable tv iyo saxafi kale Garyaqanaanada udoodaya suxufiyiintan xidhan iyo masuuliyiin ka socday xisbiyada mucaaridka ayaa k hadlay arintan iyagoo ka waramay eedaha lagu soo eedeeyay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Shaqo La’Aan Baahsan Oo Soo Food Saartay Muwaadiniinta Ka Shaqeeya Dhismeyaasha Kadib Markii La Waay... DAAWO: Maayarada Degmooyinka Berbera,Borame,Oodweyne,Gabiley Oo Maanta Kulan ku Yeeshay Magaalada Ga... War Deg Deg Ah: Maamul goboleedka Puntland oo amray in hawada laga saaro TV-ga qaranka Somaliland COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|