|
|||||
WAJAALE NEWS
Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Iyo Culimada Aw diin Xadhiga Ka Jaray Masaajid Cusub Oo Laga Hirgaliyay Magaalada Hargaysa,
May 12, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiiro katirsan xukuumada Somaliland,culimo awdiin, xildhibaano iyo xubno kale ayaa caawa ka qaybgalay munaasibad xadhiga lagaga jaray masaajid cusub oo laga hirgaliyay magaalada hargaysa gaar ahaan agagaarka huteelka Grand Hadi ee galbeedka magaalada hargaysa. Dhismaha masaajidkan casriga ayaa waxaa hirgalisay gabadh uu dhalay ganacsade marxuum ibraahim dheere taasi oo uhibaysay hooyadeed oo loogu magacdaray masaajid Faadumo.
WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE. Related posts:Wadahadalka Somaliland Iyo Soomaaliya Bisha December Uga Furmi Doona Turkiga Iyo Colaadaha Dagaalka... DAAWO; Dr. XAGLOTOOSIYE Oo Si Adag Uga Hadlay Tartankii Xisbiga Madaxwayne Siilaanyona usoo jeediy... DAAWO ;Maxaa Iska Badalay Qodobadii Madaxwayne Biixi Ka Rajaynayay In Ay kasoo Baxaan Shirkii Beel... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|