|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha DDS Oo Ka Hadlay Xaaladaha Sixir Barar Iyo Abaaraha Ka Taagan Deegaanka, Eedo Culusna Ujeediyay Siyaasiyiinta Mucaaridka!
May 29, 2022 - Written by Editor:“Mucaaridka Masiibo Quutayaasha Ahi, Waxay Rabaan In Ay Qalalaase Uga Faa,iidaystaan, Bariiska Qaaliyoobay”Madaxwaynaha DDS. JIG JIGA(W,N)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida Mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa ka hadlay xaaladaha sixir barar, abaaraha iyo duruufaha kale ee deegaanka somalida ka taagan sidii gurmad iyo talo wado jir ah looga qaadan lahaa Sidoo kale madaxwayne mustafe cagjar ayaa mucaaridka ku eedeeyay in ay yihiin kuwo aan talo keenin balse masiibo quutayaal ah islamarkaana qaarkood ayna waxba ka odhan wixii deegaanka ka dhacay ee tacadiyadii ay gaysteen maamulkii hore HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Yaa yidhi Lama Shiri Karo? In La Shiraa Waa Dhaqan? In La Shiraa Waa Diini? In La shiraa Waa Dastuu... Laba Qof ayaa ku Dhimatay Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Magaalada Sanfaransiisko ee Dalka Maraykank... Carwada Geediga Nabada oo la soo gabagabeeyay iyo Tartameyaashii Filimada iyo Farshaxanka oo lacag A... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|