|
|||||
WAJAALE NEWS
“Maanta In Qof Ama Qabiil Reer Somaliland Ah Lagu Eedeeyo Koonfur Ayay Doonayaan Waa Xaaraan Iyo Gef ” Siyaasi Shucayb.
May 31, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii Hore Ee Wasaarada warshadaha ee Xukuumadii Axmed Siilaanyo Siyaasi Shucayb Maxamed Muuse Ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee dalka ka taagay iyo Eedaha ay isku soo jeediynayaan madaxda xisbiyada Mucaaridka iyo xukuumadu’ Sidoo kale siyaasi Shucayb ayaa xaaran ku tilmaamay in xukuumadu xisbiyada mucaaridka ku eedayso somaliya iyadoo loola jeedo cid gaara islamarkaana aanay gayi in beel kamid ah beelihii halganka hormuudka ahaa lagu xajiimeeyo xamar. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO; Khudbadihii Shirka Beelaha Gar-xajis Ay ka Jeediyeen Siyaasiyiinta Muj Axmed Mire ,Gudoomiye... Cali Maxamed Warancade oo Ka Hadley Khilaafka Soomaaliya iyo Kenya iyo Fursadaha Somaliland Uga Bana... Dallada Sonyo Oo Ka Iska Difaacday Eedo Uu Xisbiga Wadani Usoo Jeediyay, Sheegtayna In Ay Dhex Uyihi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|