Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka Oo Sheegay In Wasiir Maxamed Kaahin Ka Been Abuuray Hadal Uu Warbaahinta ka Yidhi! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka Oo Sheegay In Wasiir Maxamed Kaahin Ka Been Abuuray Hadal Uu Warbaahinta ka Yidhi!
May 30, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka ee waddani iyo ucid ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal wasiirka arimaha guduhu kaga been abuuray oo ahaa in ay usoo jeediyeen in  madaxwaynaha mudo kordhin loo sameeyo.

Sidoo kale xibsiyada mcuaaridka ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadalka wasiir kaahin.

COMMENTS
LINKS