DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyay Fadhigii Labada Gole. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyay Fadhigii Labada Gole.
May 9, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl ayaa saaka labada gole ee baarlamaanka iyo guurtida Somaliland ka horjeediyay khubad sanadeedkii taasi oo uu kaga hadlay arimo badan oo dalka ka taagan ,waxyaabihii uqabsoomay

Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa ka hadlay doorashooyinka dalka kusoo foole iyo filashada ururada iyo fariin uu udiray xisbiyada mucaaridka.

COMMENTS
LINKS