|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Faah Faahin Ka Bixisay Dhacdadii Ka Dhacay Jeelka Wayn Ee Hargaya.
April 13, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka asluubta, wasiirka wasaarada cadaalada iyo masuuliyiin kale oo xukuumada katirsan ayaa faah faahin ka bixiyay dhacka maanta ka dhacday jeel wayn ee magaalada hargaysa kadib markii ay isku dhex laayeen ciidanka jeelka iyo qaarkamid ah maxaabiista jeel kaasi oo sobobay dhawac dhowr askari oo ciidanka katirsan Dhanka kale masuuliyiintan xukuumada ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar qaarkamid ah warbaahintu ka baahiyeen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO: Barnaamijka Q2aad Barkada Bisha Ramaadan Iyo Dhacdooyinka Diiniga Ah Ee Dhacay Bisha Ramadaan... Garabkii Uu Hogaaminayey Madaxwayne Siilanyo Oo Guul Taariikhi Ah Gaadhey Iyo Muuse Biixi Oo La Fila... Daawo: Murrashaxa Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbiga Waddani Oo Khudbad U Jeediyey Kumanaan Tageerayaash... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|