|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka diinta Iyo Awqaafta jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dhaqaalaha Soo Gaadhay Gudida Gurmadka Suuqa Waaheen Iyo Lacagta Ay Dawlada Jabuuti Soo Gaadhsiisay.
April 8, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta, ahna guddoomiyaha guddida heer qaran ee gurmadka iyo taakulaynta suuqa Waaheen, ayaa si qoto dheer uga warbixiyey dedaallada xukuumadda iyo shacabka oo gacmaha is haystaan wadaan ee dhinaca dhaqaale ururinta ah, isaga oo caddeeyey inay xukuumaddu Akoonka qaadhaanka suuqa Waaheen ku shubtay lacag dhan $2,530,000(Laba milyan, shan boqol iyo soddon kun) oo dollar, islamarkaana ay jiraan dawlado aynu deris nahay oo lacago qaadhaan ah kusoo shubay sanduuqan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Saxaafada Madaxa-banaan Ee Ka Hawlgasha Magaalada Hargaysa Iyo Hay'adaha Xuquuqal Iinsaanka Oo Si Ad... Ma Biyo La’aan Baa Jirta Mise Dayactir La’aanta Mishiinnada Ceelasha Ayaa Keenaysa Qaylo-dhaanta Xoo... Waa In Siyaasadda Iyo Hayadaha Amniga Dalku Ay Kala Madax Baanaanaadaan Oo Ciidamadu Aanay Laynin Ku... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|