“Wasiirada Warfaafinta Iyo Arimaha Gudaha Waxaa Ceeb Ugu Filan In Warkoodii Warbaahintu Diiday Inay Baahiso …” Xisbiga UCID. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Wasiirada Warfaafinta Iyo Arimaha Gudaha Waxaa Ceeb Ugu Filan In Warkoodii Warbaahintu Diiday Inay Baahiso …” Xisbiga UCID.
April 18, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha Gudaha ee  xisbiga ucid Yuusuf Kayse cabdilaahi ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in warkii wasirada xukuumada la baahin waayo kadib markii ay colaysteen warbaahinta madaxa banana.

COMMENTS
LINKS