DAAWO;-Abwaan Xasan Dhuxul Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Xubnihii Hormuudka Ka Ahaa Bandhiga Buugaagta Laascaanood.
December 19, 2019 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Abwaan xasan dhuxul laabsaalax oo kamid ah abwaanada dalka Somaliland ayaa hadhimo sharafeed ku maamuusay hirgaliyihii bandhiga buugaagta ee dhawaan lagu qabtay magaalada laascaanood ee gobolka sool.