|
|||||
WAJAALE NEWS
“Wasiir Cabdillaahi Abokor Weli Waxaad Madoo In Uu Xasuusan Yahay Xadhigii Iyo Xabadii…”Xisbiga Waddani.
April 21, 2022 - Written by Editor:“Xisbigii KULMIYE Iminka Waxa U Hadla Buuni Iyo Badmadow, Isagoo Bulshada ay ka sugaysay hogaaminta dalka ayaa anooga mucaarid ahi ka daaya..”Gudoomiye Wali HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka gobolka maroodi jeex ee xisbiga waddani wali Cabdi jaamac ayaa ka hadlay habadhaqanka xukuumada madaxwayne biixi ee wakhti xaadirtan iyo shakhsiyaadka u hadlo oo uu sheegay in ay qaarkood wali xusuusan yihiin xadhigii ay kula kacday xukuumadii axmed siilaanyo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Kulmiyoow Kastamkii Kalabaydh Ayaad Xidheen, Oo Dakhligii Gobolka Oo Dhan Ayaa Xidhan”Chief Caaqil ... “Wadahadaladii ka dhacay London 6 qodob baa kasoo baxay,Turkiga 6 baa kasoo baxay, Jabuuti-na 6 qodo... DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Booqday Mashaariic Laga Hirgalinayo Deegaanka D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|